Share with your friends via email

War DegDeg ah :Raisuwasaarihii Ingiriiska oo is casishay

Theresa May ayaa sheegtay in ay ka dagayso xilka hoggaanka xisbiga Conservative-ja 7-da bisha June, taas oo u gogol xaaraysa tartan loo galo cidda noqonaysa Ra'isulwasaaraha Britain ee cusub.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip