Share with your friends via email

Hambalyo Arooska Mudane Ahmed Cabdi Ismaciil iyo Marwo Fardus Siciid Dirir oo xalay ku aqal galay Hargeysa

Dhammaanba shaqaalaha iyo maamulka shebekedda caalamiga ah ee afkashacabka.com waxay tahniyad kal iyo laab ah hawada u marinayaan farxaddana la qaybsanayaan Meherka iyo arooska Mudane Ahmed Cabdi Ismaciil iyo Marwo Fardus Siciid Dirir

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip