Share with your friends via email

Riyadh: Dawladda Sucuudiya oo cafis u fidisay dhammaan ba soomalida sharci darrada ku jooga dalkaas iyo muddada cafiskaasi soconayo

Dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in Dawlada Sucuudigu Cafis u fidisay Dadka Soomaalida ah ee sharci-darrada ku jooga Dalkaasi, sida kuwa Ciqaamaduhu ka dhaceen.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip