Share with your friends via email

Madaxweyne Silaanyo Oo U Dhoofay Dalka Ingiriiska Kana Waramay U Jeedada Safarkiisa.Daawo/Akhriso +Sawiro

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mud. Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) ayaa maanta u dhoofay dalka Ingiriiska, Madaxweynaha oo Saxaafadda kula hadlay garoonka diyaaradaha ka hor intaanu ka duulin, ayaa ka waramay maxsuulka safarkiisa.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip