Share with your friends via email
Hargeysa: Daawo Siyaasi Cabdilaahi Jawaan oo ka hadlay Heshiiski Xisbiyada Qaranka iyo Dib u dhaca Doorashooyinka ee Komishanku ku dhawaaqeen
Cabdilaahi Jawaan oo hore uga soo noqday Komishanka Guddoomiye ayaa Bulshada la wadaagay khibradiisa isla markaasna talooyin badan soo jeediyey