Share with your friends via email

86 jir kelli ka mid ah labadeeda kelyood ugu deeqday qof dhalinyaro ah

Haweenay 86 jir ah, ayaa noqtay qofkii ugu da'da weynaa ee abid dalka Ingiriiska kelli jidhkeeda ka mid ah ugu deeqda qof kale, waxayna ku andacootay inay waayeel noqotay, isla markaana aanay kellideeda xilligan u baahnayn

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip