Share with your friends via email

Nayrobi: Farmaajo iyo Kenyatta oo kulan aan la shaacin ku yeeshay Kenya

Saxaafadda Kenya ayaa xaqiijisey inay is arkeen isla markaana ay kulan doceed kale yeelan doonaan Madaxweynyasha Somalia iyo Kenya Md Kenyatta iyo Md Farmaajo.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip