Share with your friends via email

Kulankeygii Koowaad Ee Jaalle Siyaad Barre. W/Q: Yuusuf Garaad

Annaga oo ah ciyaal dhigta Dugsiga Hoose ayaan galab isugu soo baxnay in aan kubbad cayaarno. Galbo fara badan oo aan banooni cayaarnay ayay ka mid ahayd. Laakiin waa Galab aan weli xusuusteyda ka go'in.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip