Share with your friends via email

Daawo: Wasaradaha Ciyaaraha Iyo Xananada Xoolaha Oo La Kala Wareegay Naadi Kubadda Cagta ah.

Wasaradda dhalinyaradda Ciyaaraha iyo Dalxiiska ayaa koox kubadda cagta ah ku wareejisay wasaradda Xanaanadda Xoolaha ee Somaliland waxana munaasibadii labadda wasaradood kula kala wareegayen naadigan ka soo qayb galay wasiiradda labadaasi wasaradood

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip