Share with your friends via email

Wasiir Xaglatoosiye muxuu ka yidhi cadhadii la sheegay inu hargeysa kaga baxay,Muxuuse daarnaa socdaalkiisi qarsoodiga ahaa ee uu ku yimi Burco?

"Ma Jirto Cadho Aan Anigu Hargeysa Kaga Baxay, Magaaladda Burco-Na Waa Run Oo Waan Tagay Laakiin Waxa Aan U Tagay Shaqo, Socdaalkayga Burco-Na Waxa Uu Ahaa Safar Shaqo, Markaa Sida Aan Kuu Sheegay Ma Jirto Cadho Aan Caasimadda Kaga Baxay".

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip