Share with your friends via email

Hambalyo Meher Wacan Mudane Cabdiqani Axmed Aadan iyo Marwadiisa Raxma Cumar Axmed

Halkan waxa aan tahniyad Meher uga Dirayaa aniga iyo Dhamaan inta Kale ee Ay Magacyadoodu Hoos ku Xusan yihiin Meherkii Qarniga oo... Saaka oo ay Taariikhdu ahayd 5/11/2014 Ka Dhacay Magaalo Madaxda Gobolka Togdheer ee Burao Gaar ahaan Hotel Gollis.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip