Daawo Video: Guuleed Daahir samatar oo si ballaadhan loogu soo dhoweyey Burco iyo baaqii uu u jeediyey bulshada
Guuleed Daahir samatar oo si ballaadhan loogu soo dhoweyey Burco ayaa shacabka ugu baaqay nabadgelyo islamarkasna sheegay in nabadgelyadu cid walba dan u tahay