Share with your friends via email

Hambalyo Aroos Wacan Mudane Cabdiqani Axmed Aadan iyo Marwadiisa Raxma Cumar Axmed

Halkan waxa aan Hambalyo Aroos uga diraynaa Mudane Cabdiqani Axmed Aadan iyo Marwadiisa Raxma Cumar Axmed Oo Habeenkii Xalay ku Aqal galay magaalda burco Ee Xarunta gobolka tgdheer leenahay Noqda kuwii isku waara oo ubad khayr qabo kala Hela aamiin

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip