Luis Suarez Oo Doonaya In Steven Gerrard Uu Waayihiisa Ciyaareed Ku Dhamaysto Liverpool
Weerar yahankii hore ee kooxda Liverpoor ee Luis Suarez ayaa aaminsan in kabtanka kooxda Liverpool ee Steven Gerrard
uu waayihiisa ciyaareed ku dhamasyto kooxdiisa Reds, isagoo sababta ku sheegay in Gerrard oo kooxda qayb ka yahay.