Share with your friends via email

Daawo Afkashacabka Tv Madaxweyne Obama Oo xalay Ka Hadlay Go'aankii Ay Soo Saaray Xeer Beegtidii Loo Saaray Dilkii Wiilkii Yaraa Ee Madowga Ahaa Ee Askariga Cadaanka Ahi Toogtay

Waxa magaalooyin badan oo ka tirsan dalka Maraykanka ka socda Mudaharaado waaweyn oo lagaga Soo Horjeedo Go'aanka ay soo saareen gudidii xeer beegtida ahayd ee loo saaray dilkii inankii yaraa ee Madowga ahaa ee askariga cadaanka ahi toogtay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip