Share with your friends via email

Daawo Video: ololaha kaalmee kuwan oo maanta aynu ku so qadanayno gabadh mudo 30sanno ka badan macalimad ahayd oo uu ku dhacay xanuunka Kansarku Gargaar iyo caawimo na u baahan

Wasasaradda waxbrashada oo ay muddo dheer u shaqaynaysay ayaa Gabtay macalimadan, waxayna wax ay u qabtaan daaye u geysteen wasiir samsam iyo guddonka waxbarashada gobolkani aflagaado fadlan caawi ilaahay dartii

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip