Share with your friends via email

Daawo Afkashacabka Tv Wasiirka Deegaanka Oo Ka Warbixisay Wixii U Qabsoomay

Wasaaradda Deegaanka iyo horumarinta reer miyiga ayaa maanta qabatay kulankoodii labo biloodlaha ahaa kaasoo si weyn loogu eegay qorshayaasha baabi'inta seerayaasha iyo joojinta dhul daaqsimeedka la kala iibsanayo.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip