Share with your friends via email

Talaalka Ebola Oo Rajo Wanaagsan Laga Muujiyey

Khubarada caafimaadka ayaa ammaanay natiijada kasoo baxday tallaal tijaabo ah oo loo sameeyay cudurka Ebola, iyaga oo sheegay in uu noqon karo mid jidhka bani'aadamka u sahla in uu aqoonsado oo ka hortago cudur sidaha Ebola.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip