Share with your friends via email

Madaxwaynaha Kenya Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadlay Weerarkii Mandera

Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa markii ugu horeysay ka hadlay xaaladda amni xumada ee Kenya ka taagan iyo weerarkii ugu dambeeyay ee 28-ka qof ay ku dhinteen ee ka dhacay Mandera. Sidoo kale, urur ay ku mideysan yihiin kaniisadaha Kenya

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip