Share with your friends via email

Khasaaraha ka Dhashay Meherad Ganacsi oo Xalay ku Shuf Beeshay Badhtamaha Magaalada Gabiley.

Meherad Ganacsi ayaa Xalay Saqdii Dhexe ku Shuf Beeshay Badhtamaha Magaalada Gabiley Taasi oo aanu Ciddi Waxba ku noqon balse ay Hanti badani ku Burburtay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip