Chelsea Oo Guul Raaxo Leh Stamford Bridge Kaga Gaadhay Sporting Iyadoo Heerka Group-yada Ee Champions Leaquega Guul Ku Soo Gabagabaysay
Kooxda Chelsea ayaa gurigeeda guul kaga gaadhay kooxda Sporting Lisbon waxayna Chelsea guushan ku gaadhay 3:1, waxaana goolasha u kala dhaliyay Fabregas, Schurrle iyo Mikel halka uu goolka calanka Sporting u dhaliyay Silva.
Chelsea ayaa Stamford B