Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo xadhiga ka jaray Markaz Weyn Oo Laga Dhisay Xaafada Masallaha Ee Magalada Hargeisa.
Hargeysa:(Afkashacabka)Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiramxaan Cabdilaahi Saylici, ayaa xadhiga ka jaray Markaz weyn oo laga dhisay xaafada masalaha ee Caasimada Hargeysa kaas oo la sheegay inay ku baxday aduun lacageed oo gaadhaya in kabadan