Share with your friends via email

Guddoomiyihii WADDANI Ee Degmada Sheekh Oo Is-casilay

Guddoomiyihii Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ee Degmada Sheekh ee gobolka Saaxil, Cali Jaamac Ibraahim (Cali Guray) ayaa maanta si rasmi ah iskaga casilay xilkii uu ka hayey xisbigaasi.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip