Share with your friends via email
Xoghayaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xisbiga WADDANI oo si diiran loogu soo dhaweeyay Magaaladda Hargeysa.+sawiro
Xoghayaha Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Xisbiga WADDANI Marwo Rooda Cabdi Muuse ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay Magaaladda Hargeysa.