Share with your friends via email

Dawladda Sierra Leone ayaa kaga dhawaaqday ugu yaraan sedax maalmood oo xayiraad ah waqooyiga dalka taas oo qeyb ka ah dadaalkeeda ay ku xakameyneyso safmarka Ebola.

Afhayeen ayaa sheegay dukaamada iyo suuqyada inay xirnaan doonaan iyadoo gaadiidka aan fasaxa haysan loo ogolaaneyn wadooyinka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip