Waxa Magaaladda Sancaani ee Gobolka HAWD laga yagleelay Saldhig Boolis kaasi oo loogu adeegi doono bulshadda ku dhaqan halkaasi isla markaasina waxabadan ka tari doona Nabadda iyo nolosha bulshadda halkaasi, waxaanu noqonayaa saldhigii lixaad ee laga