Hooyo Somaliyeed, Ayaa Waxay Maanta Gabar ay Dhashay ku Dishay Magalada Muqdisho ka Dib Markii Gabadhaasi la soo Dalaaqay Saddex Goor oo xiriir ah
Hooyo Somaliyeed, ayaa waxay maanta gabar ay dhashay ku dishay xaafada Jamhuuriya ee Degmada Kaaraan ee Gobolka
Banaadir, ka dib markii gabadhaasi la soo dalaaqay saddex goor oo xiriir ah.