Hooyo Umushay Afar Gabdhood Oo Mataano Ah Oo Dalbanaysa In La Caawiyo
Hooyo Soomaaliyeed Oo Umushay Afar Gabdhood Oo Mataano Ah, Mid Ka Mid Ahna Ay Saakay Geeriyootay Ayaa Ka Dalbaday Caalamka Kaalmo, Iyadoo Inta Ka Nool Caruurtan Haatan Lagu Hayo Qalabka Ilmaha Lagu Xannaaneeyo, Sababo La Xiriira Korriimo Dheeraad Ah