War Deg Deg ah: Madaxweyne siilaanyo oo soo dhoweyn diiran kala kulmay Reer Ceel afweyn iyo madaxweynaha oo lagu wado inu caawa ku soo hoydo Caynaba
Madaxweynah JSL ayaa saaka ka soo jarmaaday xarunta Gobolka Sanaag ee ceerigaabo, waxana deegaamo badan oo uu soo maray kala kulmay soo dhoweyn baaxad leh, waxana socdaalka uu madaxweynuhu ku marayo ceel afweyn ka mid yahay