Share with your friends via email

"Kursigan anigaa ku fadhiya oo xisbigu ii gartay mustaqbalkana waan sharraxanahay, saxna maaha in aad isku kay dul-qabsataan" Madaxweyne Siilanyo

Madaxweynaha Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa munaasibada sannadka cusub awgeed ka hadlay arrimo dhawr ah,taas oo ay ugu muhiimsan tahay arrinta xisbiga KULMIYE ,isaga oo mar kale sheegay inuu sharaxan yahay

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip