Share with your friends via email

Dhaxanta Daranee Dhacaysa!!! WQ: Ladna Rashi Cabdilahi

Arrin ayaan u holaday inaan tibaaxo ama tilmaamo. waxa igu kalifay inaan qalinka qaato arrin ka gami waayey, arrin taabanaysa islaamnimada, bina'aadantimada, Somaalinimada iyo damiirka qofka kastaa oo in uun naxariisi qalbigiisa ku dambaysay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip