Share with your friends via email

Daawo: Maayarada iyo Xildhibanada Golayasha Deganka oo ka Qaybgalay Kulan lagu Gorfaynayo Xeernidaamiyaha Golayasha Degaanka

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha JSL, Maayarka Caasimadda Somaliland iyo Xildhiban Mubarik Bidhi oo ka socday Golaha Deganka Burco oo kulankaas ka hadlay ayaa sharaxay Muhiimadda Xeerkani u leeyahay Golayaasha Degaanka Dalka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip