CIIDAMADA DALKA RUUSHKA AYAA LA WAREEGAY SALDHIG MILATARI OO AY LAHAAYEEN CIIDAMADA UKRAINE.
Ciidamada dalka Ruushka oo wata dabbaabbadaha dagaalka, ayaa xoog ku galay xarun milatari oo ay ciidamada cirka ee Ukraine ku leeyihiin meel u dhow magaalada Sevastopol ee gobolka Crimea.