Share with your friends via email

Sarkaal Milateri oo sheegay in Al-shabaab 27 dagaalyahan looga dilay duqeyn

Sarkaal ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegay in duqeyn ka dhacday duleedka Buulo-guduud oo ka tirsan gobolka Jubbada Hoose lagu dilay 27-ka dagaalyahan oo ka tirsan Al-shabaab.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip