Share with your friends via email

Xisbiga UCID Oo Mar Kale Edayay Wasiirka Ciyaaraha Muxeese Ku Dhaleeceeyey

Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid,ayaa Xukumadda ku dhaliilay arrimaha dhalinyarada iyo ololaha dhalinyarada lagu qaqabanayo. Waxa uu Xisbigu dhaliilo xooggan u soo jeediyay Wasiirka Ciyaaraha.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip