Share with your friends via email

Daawo: Safiirka Somaliland u fadhiya Ingiriiska iyo Mulkiilaha Hotel Mansoor oo u weheliyo Garyaqanka u Dooda Qaddiyada Somaliland aya ka Xog warramay Shir ay ka Qaybgaleen

Shirkaas oo lagu Soo Qaaday Qaddiyadda Madaxbanaanida Somaliland Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa xog-waran ku saabsan Ictiraafka Somaliland.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip