Share with your friends via email

Daawo: Dawladda Hoose Ee Berbera Oo Bilowday Hawlgalo Lagu Dayactirayo Wadooyinka Magaladasi.

Dawladda Hoose ee Magaaladda Berbera, ayaa bilowday hawl galo ay ku casriyaynayso Wadooyinka Magaladaas. Mudooyinkii danbe dawlada hoose ee Magaaladaas ayaa hirgalisay wadooyin tiro badan oo la hirgaliyay gudaha Magaalada Berbra.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip