Xildhiban C/Rashiid Faarax Cali Oo ka Mid ah Xildhibanada Golaha Degaanka Burco ayaa Qalab Sport iyo Koob ku Warejiyay Maayarka Burco
Xildhibanka oo Mudooyinkii u Danbeyayba Booqasho ku Joogay Wadanka imaaraatka Carabta ka Dib Markii ay Jaaliyadda Reer S/land Ee Wadankaasi Uu ka Helay Marti-Qaad Rasmiya