Share with your friends via email

Dowladda Somalia oo sheegtay in la baadhayo gaadiidka ka howlgala Muqdisho

Wasaaradda gaadiidka Somalia ayaa sheegtay maanta inay billowday hubinta gaadiidka waddooyinka Muqdisho mara; kuwaasoo ay sheegtay in darawallada intooda badan aysan haysan warqaddda milkiyadda gaadiidka ay wataan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip