Share with your friends via email

Baarlamaanka Somaliya oo Ansixiyay Xukuumadda Cusub Ee ra'iisul wasaare Cumar (SAWIRRO)

Xildhibaanada baarlamaanka Somalia ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyay xukuumadda cusub ee uu soo magacaaabay ra'iisul wasaare Cumar C/rshiid Cali Sharma'arke. Codeynta oo ahayd mid gacan-taag ah ayaa 191 xildhibaan oo ka mid ahaa 213

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip