Share with your friends via email

"Waa in adduunka laga dhaadhiciyo sababaha ay Somaliland u dooneyso aqoonsi, isla markaasna loo qoon deeyaa Miisaanayd aan ka yareyn $10-million sannadkiiba taas oo gaar ah ololaha gooni isutaaga Somaliland,

Prof. Axmed Ismaaciil Samatar ayaa shaaciyey dariiq cusub oo loo mari karo ictiraafka Somaliland, kaasoo sheegay in marka hore adduunka loo sharaxo sababaha ay Somaliland aqoonsiga u doonayso.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip