Share with your friends via email

Dalka Sudaan Oo Madnuucday Basaaborka Somaliya ee Dalkeeda Lagu Maro

Dawladda Sudan ayaa sheegtay inaanay dal-ku-gal siin doonin wixii hadda ka dambeeya Soomaalida doonaysa inay dalkooda tagaan, waxaanay go'aankaas ku sababay kaddib markii sida ay sheegtay dadka Soomaalida ahi ku xawli ah ugu qul-quleen dalkeeda.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip