Share with your friends via email

Daawo Muqaal:Berbera: Guddida Joogtada Ah Ee Golaha Wakiilada Oo Dhagax Dhigay Xarunta Baarlamaanka Ee Saaxil

Guddida joogtada ah ee Golaha Wakiilada Somaliland, ayaa maanta dhagax dhigay guriga Baarlamaanku ku yeelan doono xarunta Gobolka Saaxil, kaasi oo dhulka laga dhisayo ay bixisay dawladda hoose ee Magaaladaasi.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip