Share with your friends via email

Daawo: Maareyaha Dekedda Berbera oo Beeniyey inu Kasoo horjeestay Maalgashi ay shirkado Caalami ah ku samaynayaan Dekedda Berbera

Maareeyaha Dekedda Berbera Eng.Cali Xoor-xoor ayaa beeniyey warar ay baahiyeen qaar ka tirsan warbaahinta maxaliga ah kuwaasoo sheegay in Maareeyuhu uu ka soo horjeedo qorshe lagu maalgalinayo Dekedda Berbera.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip