Share with your friends via email

Diyaarad dagaal Oo duqeyn ka geystay deegaanka Jilib-marko oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose ee Koonfurta Soomaaliya,

Diyaarado dagaal ayaa maanta duqeyn ka geystay deegaanka Jilib-marko oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose ee Koonfurta Soomaaliya, halkaasoo ay gacanta ku hayso Al-shabaab.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip