Share with your friends via email

Maxkamada Ciidanka Puntland oo Toogasho ku xukuntay afar qof

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Puntland laanteeda gobollada Bari, Karkaar, Gardafuu, Sanaag iyo Haylaan ayaa maanta xukunno kala duwan ku ridey siddeed nin oo dhallinyaro ah, kuwaasoo lagu soo eedeeyey inay ka tirsan yihiin Al-shabaab.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip