Share with your friends via email

Dawladda Somaliland Oo Qabqabatay Saraakiil Ka Mid ah Dawlada Somaliya Oo Hargaysa Yimid.

Xukuumadda Somaliland ayaa shalay xabsiga u taxaabtay saraakiil sar sare oo ka tirsan Dawladad Somaliya kuwaas oo si lama filaan ah shalay uga soo dagay madaarka Hargeysa iyaga oo sita baasaabooro Dublamaasi.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip