Cabdalla sandheere oo Marki u horeysay ka hadlay Sababahii uu uga Tanaasulay Murashaxnimadiisi maayarka Berbera
"Madaxwayne Siilaanyo Si Wanaagsan Ayaanu U Soo Wada Shaqeynay, Laakiin Is-afgaran Waa Na Dhex Maray Dawladda Ayaan U Banneeyay Musharaxnimadaydii Maayarka Berbera….." Cabdalle Sandheere