Share with your friends via email

Dhamaan Bahda Warbaahinta Ee Gobolada Awdal,Salal,Gabiley Ay Tacsi Tiiraanyo Leh Uu Dirayaan Wariye Abokor Xasan Caafi Oo Walaashi Marxuumad AHUN Cadar Xasan Caafi Ay Ku Geeriyootay Maanta Dalka Jabuuti

Dhamaan Dadka hoos ku qoran waxa ay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Wariye Abokor Xasan Caafi Oo Walaashi AHUN Marxuumad Cadar Xasan Caafi , Maanta ku geeriyootay magaalada Djabouti ee Dalkaasi Jamuuriyada Djabouti.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip