DEG DEG Shirweynihii Dhalinyarada Xisbiga Waddani Ayaa Lagu Doortay Guoomiye Iyo Gudoomiye Ku Xigeen Akhriso Meelaha Ay Ka Soo Kala Jeedaan
Hargeysa(AFKA)Shirwaynihii dhalinyarada heer qaran ee xisbiga mucaaradka ah ee Waddani oo ilaa subaxnimadii saaka ka Socday
Huteel Maansoor ee magaalada Hargeysa ayaa gebo-gabadii si rasmi ah loogu doortay guddoomiye, ku xigeen iyo hogaanka garabk